Abdinasir aadan 🇸🇴🇯🇴
banner
abdinasiraden001.bsky.social
Abdinasir aadan 🇸🇴🇯🇴
@abdinasiraden001.bsky.social
Follow back
M.a fr somalia
November 5, 2025 at 7:51 AM
Masha Allah
August 16, 2025 at 5:33 AM
May 21, 2025 at 6:08 PM
May 20, 2025 at 2:27 PM
May 20, 2025 at 2:15 PM
May 8, 2025 at 2:46 PM
April 16, 2025 at 3:32 AM
╰┈➤"Ha ka baqin inaad bilowdo meel hoose, waayo guusha ugu weyn waxay ka timaadaa geesinimada aad u leedahay inaad tallaabada koowaad qaaddo. Noloshaada maanta waxaad ku beddeli kartaa hal go'aan oo sax ah."✨️📚💯

╰┈➤
January 6, 2025 at 4:32 PM
Waalidiintadii u baari fal hadday nool yihiin iyo
Hadday dhinteena u ducee aduun iyo aakhiraba♥️🤔
December 23, 2024 at 2:47 PM
Labada rakaca oo ka horeysa salaada subax waxay ka kheyr badan tahay aduun iyo waxa dulsaran oo dhan.
December 20, 2024 at 3:26 AM
Masha Allah
December 19, 2024 at 5:41 PM
December 17, 2024 at 8:38 AM
اللَّهُمَّ أَنْتَ رَبِّي لاَ إِلهَ إِلاَّ أَنْتَ, خَلَقْتَنِي وَأَنَا عَبْدُكَ, وَأَنَا عَلَى عَهْدِكَ وَوَعْدِكَ مَا اسْتَطَعْتُ, أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا صَنَعْتُ, أَبُوءُ (١) لَكَ بِنِعْمَتِكَ عَلَيَّ, وَأَبُوءُ بِذَنْبِي فَاغْفِرْ لِي فَإِنَّهُ لا يَغْفِرُ الذُّنُوبَ إِلا أَنْتَ
December 17, 2024 at 8:35 AM
Ka warran inay goobtan tahay aag ay ka cabsadaan ciidanka Israa'iil ee ku sugan Qasa... Halkan waa Rafax oo ka tirsan koonfurta marinka Qasa, meel aan fogeyn xadka Masar! 😭
December 17, 2024 at 6:51 AM
December 16, 2024 at 1:13 PM
December 16, 2024 at 1:13 PM
December 16, 2024 at 1:12 PM
December 16, 2024 at 1:12 PM
December 16, 2024 at 1:05 PM
Waxaa aad iyo aad u nasiib xun oo qasaaray qofka Allah caafimaad iyo caqli siiyay oo aan Salaada alle tukan 🛌
December 15, 2024 at 6:13 PM
December 12, 2024 at 4:40 PM
Qur'aanka waxaa lagu bartaa afar qaab:
1) macallin qaari ah.
2)wiil qeeylo-dheer.
3) qalin far-waawayn.
4) hooyo qalqaalo badan.
December 10, 2024 at 11:34 AM
Kitaabka Quranka kariimka waa midka ugu sareeya Kitaabyada Ilaahay kaas oo Hogaan iyo hanuunin u Ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

K.quraanka ah waxaa dhexdiisa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida wixii hore u dhacay waxa soo socda iyo ciribka aakhiro.
December 10, 2024 at 11:27 AM
ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار
December 8, 2024 at 5:07 PM
December 7, 2024 at 2:22 PM