Abdinasir aadan 🇸🇴🇯🇴
banner
abdinasiraden001.bsky.social
Abdinasir aadan 🇸🇴🇯🇴
@abdinasiraden001.bsky.social
Follow back
M.a fr somalia
November 5, 2025 at 7:51 AM
Masha Allah
August 16, 2025 at 5:33 AM
May 21, 2025 at 6:08 PM
May 20, 2025 at 2:27 PM
May 20, 2025 at 2:15 PM
May 8, 2025 at 2:46 PM
April 16, 2025 at 3:32 AM
Salaada subax hadaad ilaaliso ilaahay magantiisa ayaad galeysaa , haddu ilaahay kuwaa fajiyay alx alx alx dheh .

Waxaa jira kuwoo badan oo kaa cafimad badan kane xoog badan hadane aysan usuurta galin inay soo xadiraan salaada subax.
#Subax_Wanaagsan
January 19, 2025 at 2:58 AM
╰┈➤"Ha ka baqin inaad bilowdo meel hoose, waayo guusha ugu weyn waxay ka timaadaa geesinimada aad u leedahay inaad tallaabada koowaad qaaddo. Noloshaada maanta waxaad ku beddeli kartaa hal go'aan oo sax ah."✨️📚💯

╰┈➤
January 6, 2025 at 4:32 PM
Dumarka way ooyaan si ay u qariyaan qaladaad kooda , Raga way dhoola cadeeyaan si ay u qariyaan Xanuunkooda.
December 30, 2024 at 4:57 PM
Waalidiintadii u baari fal hadday nool yihiin iyo
Hadday dhinteena u ducee aduun iyo aakhiraba♥️🤔
December 23, 2024 at 2:47 PM
Labada rakaca oo ka horeysa salaada subax waxay ka kheyr badan tahay aduun iyo waxa dulsaran oo dhan.
December 20, 2024 at 3:26 AM
Masha Allah
December 19, 2024 at 5:41 PM
December 17, 2024 at 8:38 AM
اللَّهُمَّ أَنْتَ رَبِّي لاَ إِلهَ إِلاَّ أَنْتَ, خَلَقْتَنِي وَأَنَا عَبْدُكَ, وَأَنَا عَلَى عَهْدِكَ وَوَعْدِكَ مَا اسْتَطَعْتُ, أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا صَنَعْتُ, أَبُوءُ (١) لَكَ بِنِعْمَتِكَ عَلَيَّ, وَأَبُوءُ بِذَنْبِي فَاغْفِرْ لِي فَإِنَّهُ لا يَغْفِرُ الذُّنُوبَ إِلا أَنْتَ
December 17, 2024 at 8:35 AM
Ka warran inay goobtan tahay aag ay ka cabsadaan ciidanka Israa'iil ee ku sugan Qasa... Halkan waa Rafax oo ka tirsan koonfurta marinka Qasa, meel aan fogeyn xadka Masar! 😭
December 17, 2024 at 6:51 AM
December 16, 2024 at 1:13 PM
December 16, 2024 at 1:13 PM
December 16, 2024 at 1:12 PM
December 16, 2024 at 1:12 PM
December 16, 2024 at 1:05 PM
Waxaa aad iyo aad u nasiib xun oo qasaaray qofka Allah caafimaad iyo caqli siiyay oo aan Salaada alle tukan 🛌
December 15, 2024 at 6:13 PM
December 12, 2024 at 4:40 PM
✅- Duni joogis maleh
✅ -Janno jilaal maleh
✅-️ Jaxiimo Jiif maleh
December 12, 2024 at 9:02 AM