xaq-dhowr.bsky.social
@xaq-dhowr.bsky.social
December 24, 2024 at 10:54 PM
Faragalinta Itoobiya ee Soomaaliya waa arrin si weyn u xanuujinaysa shacabka Soomaaliyeed iyo dowladdooda. Soomaaliya waxay xaq u leedahay inay noqoto dal madax-bannaan oo leh awood buuxda oo ay ku maamusho arrimaheeda gudaha, iyadoo aan loo oggolaan in la farageliyo arimaha umada somalia
December 23, 2024 at 8:26 PM