Somali Journalists Syndicate (SJS)
banner
sjs-somalia.bsky.social
Somali Journalists Syndicate (SJS)
@sjs-somalia.bsky.social
Independent journalists' union | Proud Member of #IPI, #CAJ, CIVICUS, UNCAC Coalition, #CRN | #PressFreedom #Somalia Tel: 857551 email: sjs@sjsyndicate.org
“We call on the Hirshabelle authorities to immediately free journalist Sharif Shuriye Hashi and his wife, and to end discrimination based on his clan and his work as a critical journalist in Jowhar," says @sjs-somalia.bsky.social SG @abdallemumin.bsky.social .
December 23, 2025 at 12:07 PM
#SJS calls on the Puntland Mudug Regional Prosecutor to immediately stop the intimidation and summons issued against Radio Gaalkacyo Director Mohamed Abdul Aziz, which appear to be part of a wider campaign of pressure linked to the station’s coverage.
December 18, 2025 at 12:56 PM
he Somali Journalists Syndicate (SJS) strongly condemns the unlawful arrest, police harassment and confiscation of equipment of Himilo Somali TV (Himilo Media) camerajournalist Abdullahi Mohamed Ali, known as Saawey, who was arrested on Friday, 21 November in Mogadishu.
November 25, 2025 at 5:11 AM
#SJS waxay si adag u cambaaraynaysaa, ugana digaysaa weeraradan afduubka ah ee soo noqnoqday ee lagu beegsanaayo warbaahinta Himilo Media. Waxaan ku baaqaynaa in deg deg loo soo celiyo qalabka maqan ee ay ku jiraan kaamirada iyo dhammaan agabkeeda, oo weli ku jira gacanta booliska.
Suxufi ka soo warbixinayay bannaanbax looga horjeedo barakicinta shacabka oo Muqdisho lagu xiray ka dibna la geeyay maxkamad xilli weerarada warbaahinta ay sii socdaan | Somali Journalists Syndicate
sjsyndicate.org
November 25, 2025 at 5:10 AM
Wariye Cabdullaahi Saawey waxaa shalay la geeyay Maxkamadda Gobolka Banaadir, waxaana lagu eedeeyay eedeymo aan jirin, kuwaasoo markii caddeyn loo waayey la iska tuuray.
Suxufi ka soo warbixinayay bannaanbax looga horjeedo barakicinta shacabka oo Muqdisho lagu xiray ka dibna la geeyay maxkamad xilli weerarada warbaahinta ay sii socdaan | Somali Journalists Syndicate
sjsyndicate.org
November 25, 2025 at 5:10 AM
Nasiib darro, waxay boolisku toogteen labo QOF OO RAYID ah, kuwaas oo boolisku si xaq darro ah u toogteen xilli ay sameynayeen bannaanbax cabasho oo nabadeed. Amarka toogashada waxay warbaahinta iyo ilaha kala duwan wariyeen inuu bixiyay Mahdi Cumar Muumin (oo loo yaqaano Macallin Mahdi).
Suxufi ka soo warbixinayay bannaanbax looga horjeedo barakicinta shacabka oo Muqdisho lagu xiray ka dibna la geeyay maxkamad xilli weerarada warbaahinta ay sii socdaan | Somali Journalists Syndicate
sjsyndicate.org
November 25, 2025 at 5:10 AM
Wuxuu kasoo waramayay mudaaharaad nabadeed oo dadka deegaanka ay dhigeen, kagana horjeedeen barakicinta iyo dhul boobka Madaxweyne Xasan Sheekh ka wado Muqdisho.
Suxufi ka soo warbixinayay bannaanbax looga horjeedo barakicinta shacabka oo Muqdisho lagu xiray ka dibna la geeyay maxkamad xilli weerarada warbaahinta ay sii socdaan | Somali Journalists Syndicate
sjsyndicate.org
November 25, 2025 at 5:10 AM
Security agencies, particularly the National Intelligence and Security Agency (NISA) and local police forces, continued to act with impunity, while online platforms also contributed to silencing journalists through content removal and account deletion.
November 3, 2025 at 6:03 PM