Saahir Soomane
saahir.bsky.social
Saahir Soomane
@saahir.bsky.social
Xarakada ayaa weerar culus oo cagmarin ah waxay kula wareegtay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Waa 13 sano iyo soo noqoshada jihaadiyiinta ee magaaladaas.

02/02/1447
27/07/2025
July 27, 2025 at 9:16 AM
Xarakada ayaa la wareegtay deegaanka Sabiid Halkaasi oo Saaka Cagta Lagu Mariyey Ciidamo isugu Jiray Ugaandhays, iyo Kuwa Xujoobay.

30/01/1447
25/07/2025
July 25, 2025 at 2:58 PM
Camaliyad Ismiidaamin ah ayaa Xarakadu la beegsatay kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidamada Uganda kuwaasi oo marayey duleedka deegaanka Sabiid ee Shabeellada Hoose.

19/01/1447
14/07/2025
July 14, 2025 at 3:52 PM
Xarakada ayaa si nabad ah kula wareegtay deegaanka Tardo ee dhaca bariga Hiiraan.

18/01/1447
13/07/2025
July 13, 2025 at 12:34 PM
Xarakada ayaa si buuxda ula wareegtay gacan ku heynta degmada Moqokori.

12/01/1447
07/07/2025
July 7, 2025 at 8:18 AM
Xarakada ayaa saaka si nabad ah kula wareegtay deegaanada kala ah Gumarre, iyo Xagare oo hoos yimaada degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.
Deegaanka Gumarre wuxuu qiyaastii 9 km u jiraa Moqokori, halka deegaanka Xagare uu 12 km u jiro Moqokori.
08/01/1447
03/07/2025
July 3, 2025 at 12:15 PM
Xarakada ayaa saaka lawareegay gacan ku heynta deegaanka Ceelqooxle ee Bariga Hiiraan waxayna 16Km u jirsadeen Moqokori.

04/01/1447
29/06/2025
June 29, 2025 at 8:25 AM
Camaliyad Nafhurnimo ah ayaa lala eegtay kolonyo katirsan ciidamada Shisheeye oo marayay duleedka degmada Afgooye ee gobalka Sh-hoose.

20/12/1446
16/06/2025
June 16, 2025 at 4:00 PM
Xarakada ayaa dagaal kula wareegtay taliska ay Kuwa Xujoobay ku lahaayeen nawaaxiga deegaanka Mooro-erri ee duleedka degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, dhimashada soo gaartay Kuwa Xujoobay waa 8 askari, halka dhaawacuna uu gaaray 12 kale.

13/12/1446
09/06/2025
June 11, 2025 at 7:44 AM
Xarakada ayaa dagaal kula wareegtay deegaanka "Ceel-hareeri" oo dhaca duleedka degmada Moqokori ee wilaayadda Hiiraan, kadib markii ay weerar ku qaaday Kuwa Xujoobay ee halkaasi ku sugnaa.

08/12/1446
04/06/2025
June 4, 2025 at 1:16 PM