EUTM Somalia
banner
eutmsomalia.bsky.social
EUTM Somalia
@eutmsomalia.bsky.social
The official account of the European Union Training Mission in #Somalia (EUTM-S).
Read more: https://www.eutmsomalia.eu/
https://www.eeas.europa.eu/eutm-somalia_en
https://x.com/EUTMpio
Iyadoo uu soo dhowaanayo xilli milicsi, midnimo iyo rajo, waxaan u dabaaldegaynaa qiyamka nabadda, walaalnimada iyo bini’aadannimada wadajirka ah.
#EUTMSomalia #EUinSomalia #NabaddaSoomaaliya #SannadCusub #Rajo #Midnimo
December 24, 2025 at 4:16 AM
EUTM Soomaaliya waxay tababar ku saabsan Isgaarsiinta Hay’adeed siisay Ciidanka Warfaafinta ee @SomaliNationalArmy) (PIOs).
Tababarku wuxuu awood u siinayaa PIO-yada inay shegaan sheeko sax ah isla markaana si kalsooni leh u abuuraan isgaarsiin istiraatiijiyadeed.
#EUTMSomalia
December 21, 2025 at 4:27 AM
Muuqalkani waxaa laga dheehan karaa hanka, xirfadlenimada iyo rabitaanka qeexaya Xafladda Bandhiga Biladaha ee EUTM-S oo shalay lagu qabtay Xerada Caalamiga ah ee Muqdisho.
#EUTMSomalia #CSDP #MidowgaYurub #Muqdisho #Soomaaliya #EUinSomalia
December 18, 2025 at 6:41 AM
Fiidiyowgani waxa uu soo bandhigayaa hanka, xirfad-yaqaannimada, iyo ruuxa qeexaya Xafladda Bandhiga Biladaha ee EUTM-S oo shalay lagu qabtay Xerada Caalamiga ah ee Muqdisho.
#EUTMSomalia #CSDP #MidowgaYurub #Muqdisho #Soomaaliya #EUinSomalia
December 18, 2025 at 6:28 AM
17kii Disembar, in ka badan 100 howlwadeen oo ka socda EUTM-S, AUSSOM, USA, iyo UK ayaa lagu guddoonsiiyay biladda abaalmarinta CSDP. Xafladda, oo uu guddoominayay Lt. Gen. Michiel van der Laan, ayaa lagu sharfay dadaalka iyo taageerada sare ay siiyeen ciidamada Soomaaliya.
#EUTMSomalia #CSDP
December 18, 2025 at 4:13 AM
Taliyaha Ciidanka Hawlgalka EUTM-S, S.G. Sofia Westermark, ayaa martigelisay Agaasimaha Qorshaynta iyo Hoggaaminta Ciidamada Midowga Yurub, G, Dh. Gen. Michiel van der Laan. Booqasho miro-dhal ah oo lagu wadaagay fikrado laguna qiimeeyay horumarka hawlgalka iyo hawlaha tababarka.
#EUTMSomalia
December 17, 2025 at 3:26 PM
Maanta waxaan soo gabagabeynay ololaha “30 Maalmood oo Lagula Dagaallamayo Tacaddiga Jinsiga Ku Saleysan”, oo ahaa bil dhan oo lagu wacyigelinayay bulshada laguna dhiirrigelinayay wada-hadal furan. Si wadajir ah, waxaan u istaagnay in aan dhahno MAYA tacadiyada iyo HAA sinaanta iyo ixtiraamka.
#WPS
December 10, 2025 at 4:28 AM
Waxaan sharfaynaa dadaalka shaqaalaha Finland oo ballanqaadkoodu uu xoojinayo hawsheenna isla markaana taageeraya nabadda, xasilloonida, iyo horumarinta ciidamada amniga ee Soomaaliya.
Munaasabada Maalinta Xorriyadda oo Wacan!
#EUTMSomalia #Finland108
December 6, 2025 at 5:43 AM
EUTM Somalia waxay soo dhaweysay Safiirka Spain Jaime Alejandro Moreno Bau. Booqashada oo ay martigelisay Taliyaha Ciidanka Hawlgalka Col. Sofia Westermark, taasoo muujineysa xirfadda ciidamada Spain waxayna xoojisay iskaashiga dhinacyada tababarka, hagidda, iyo la-talinta.
#EUTMSomalia
December 6, 2025 at 5:26 AM
EUTM Somalia, EUCAP iyo MY waxay xoojinayaan dhaqan gelinta dhelliga ragga iyo dumarka ee heyadaha amniga, iyagoo horumarinaya ka mid noqoshada haweenka CXD iyo Booliska, taageerayana dadaallada lagu hakinayo caqabadaha ku saleysan arrikaas guud ahaan Soomaaliya #EUTMSomalia #EUCAP #EUSomalia

a
December 2, 2025 at 11:22 AM
Maalinta Qaranka Romania
EUTM-S waxay u dabaaldegeysaa munaasabadda 107aad ee maalinta Qaranka Romania, iyagoo aqoonsanaya ballanqaadka xooggan ee iskaashiga iyo nabadda. Hambalyo diirran dhammaan dadka reer Romania, gaar ahaan kuwa si daacadnimo leh ugu adeegaya.
Sanadguuro Wacan.
December 1, 2025 at 5:58 AM
EUTM-S waxay xoojinaysaa diyaarinta dhaqaatiirka Isbitaalka Xoogga, iyadoo ka caawinaysa maareeyaan xaaladaha degdegga ah ee kansarka oo khatarta ku ah nolosha iyagoo adeegsanaya xirfado muhiim ah si loo helo daryeel waqti ku habboon, waxtar iyo naxariis leh.#EUTMSomalia #MedicalTraining #Oncology
November 26, 2025 at 12:46 PM