daacad86.bsky.social
@daacad86.bsky.social
Reposted
Wax aqrintu waa furaha horumarka iyo koboca garaadka. Waa sababta qofka u noqdo mid maskax ahaan iyo aqoon ahaan kobcaya. 📚✨

Waxaqrintu waxay:
1️⃣ Kobcisaa garaadkaaga
2️⃣ Qurxinaysaa luuqadaada.
3️⃣ Kugu dhiirigelisaa halabuurka
4️⃣ kusiinaysaa aqoon iyo aragti ballaaran.

#WaxAqris #Horumar #Aqoon
November 18, 2024 at 1:15 PM