caalam.bsky.social
@caalam.bsky.social
#Yeed waa dagmo kutaala xuduud beenaadka u dhaxeeysa Somalia iyo Ethiopia taas oo mamul ahaan Hoostagta Dowlad Goboleedka soomaaliyeed ee konfur galbeed Somalia K.G.S #YEED KGS
March 14, 2025 at 1:47 PM
Madaxweyne Kiin ugu wadanisanaa ee soo mara Somalia
March 14, 2025 at 1:40 PM
Reposted
Dagmada #Yeed K.G.S. Oo gaartay horumar dhabka wax qabadka iyo isu tanasulka ah taas ooy muujiyeen dadka Dagmada #Yeed oo doortay Gudoomiye aadna ugusoo dhaweeyay Dagmada qadiimiga ah ee #Yeed southwest state Somalia
March 14, 2025 at 1:36 PM