Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa uu cid kasta oo ay khuseyso ku wargalinayaa in shakhsiga magaciisa yahay Naasir Cigge (Nasir Ige ) oo sawirkiisa halkan ka muuqdo uusan wax xil ah ka haynin, kana shaqayn xafiiska

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka yimid dalka Turkiga,Waxaana tan iyo markii uu xilka wareejiyey uu ku sugnaa dalka dibaddiisa.

Waxaan isweeydiiyay kii qayaarkiisa isku diwaangaliyay waaba tagi doonaahe, kuwii la qasbay maxaa u xal ah sida Ustaad Amin Abobakar.

This clarity for the digital asset industry will encourage innovation while maintaining strong investor protection.

Waxeyna sameystaan Xeer iyo Maamul Xisbiga Hoggaamiya iyo Gole Go’aan ka gaara wixii leysku qabto.
Haddaba waxaa la yaab leh rag hal Xisbi ku wada jira ah

Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ayaa ku dhawaaqday shaqo muhiim ah oo ku saabsan maamulka iyo horumarinta nidaamyada elektaroonigga ah ee socdaalka Somaliland, iyado

Saacad ka hor ayaan booqday xarunta Ururka JSP ee uu madaxwayne Xassan Shiikh Musharaxa u yahay, waxaana la kulmay ku xigeenka xoghayaha guud ee xisbiga JSP Xisseen Shiikh oo shir gudoominayo shir ay lahaayeen qaar ka mid ah xubnaha fulinta Xisbiga JSP.

Aljeeriya, Nofeembar 11, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii Labaad booqasho rasmi ah ku jooga dalka aljeriya

Yaaf u saadaalinaysaa sannadkaan?😘
Yaaf u saadaalinaysaa sannadkaan?😘
Todobaad kahor, fadhi gaar ah oo ay yeesheen Golaha Amaanka ee QM, waxaa lakeenay oo ay Mareykanku soo darxiyeen qaraar ah in dhulka Western Sahara loo aqoonsado Ismaamul hoos-yimaada Maroco, meeshana laga saaro dooda Aljeeriya oo rabtay dal madax banaan