Wasaaradda Arrimaha Dibadda
mfasomalia.bsky.social
Wasaaradda Arrimaha Dibadda
@mfasomalia.bsky.social
Barta rasmiga ah ee BlueSky ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyada Federalka Soonaaliya
Danjire Yonis Yassin Hashi, Agaasimaha Yurub & Ameerika ee WAD&IC, ayaa la kulmay Danjiraha Sweden Joachim Waern, si ay uga wada hadlaan xoojinta xiriirka Soomaaliya & Sweden, gaar ahaan amniga iyo wadashaqeynta siyaasadeed.
November 19, 2024 at 8:49 PM